Qeexid

"eeg dhin. ld dhimis, dhimitaan, dhinniin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhimid oo kali ah:
  • Mr: Roy Freudlich oo u hadlay urur ay ku bahoobeen duulayayaashu ayaa sheegay inay hore u sameeyeen tanaasulaad dhinaca kharash dhimidda ah, sidaa darteed ay nasiib daro u arkaan inay shirkadda US-Airways soo bandhigto khasaare.
  • Diinteenna ayaa ka digta dulmiga, xad-gudubka iyo wax u dhimidda Agoonta ama Xoolahooda oo lagu cuno xaq-darro.