Qeexid

"Dhulux yar oo nool (dab leh)."

Qeexid Xigta

Raydabka mirihiisa curadka ah. ld dhimbiil.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhimbil oo kali ah:
  • Xuseen Dhimbil ayaa sheegay in kooxaha weerarka geystay ay yihiin qowlaysato jidka ku sugan oo dhibatooyin kala duwan u geysta dadka shacabka ah ee la socda gadiidka ku safra waddada u dhexeysa Gobollada Galguduud iyo Mudug.
  • Sida hoggaankii umadda iyo aqoonyahannadeediiba ay uga gaabiyeen waxkaqashada arrimaha faraha ka baxay, ayna nasiibdarro in badan oo ka mid ahi ay noqdeen kuwa dhimbilaha sii hurinaya, maxastana xaabada uga dhigaya.