Qeexid

"(-lfo, m.l) Mara yar oo calal ah; duug."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhilif oo kali ah:
  • Aniga markaan Nairobi joogay waxaa la dhihi jirey Cabdullaahi ayaa dabadhilif u tahay.
  • Waa gabay dabo-qoodhi(dabadhilif). yuuhuud markaykan, shaydaan, xabashi, AU, dagaal ooge.