Qeexid

(-raday, ratay) Arrin si geesinnimo leh u qaabbilid (qof).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiirro oo kali ah:
  • Waxaa kaloo laga yaaba in la siiyay wiilkaan lacag si loogu dhiirrogeliyo fulinta howsha loo diray, taasoo uu kaga duwan yahay kuwii hore.
  • Waxaa kaloo laga yaaba in la siiyay wiilkaan lacag si loogu dhiirrogeliyo fulinta howsha loo diray, taasoo uu kaga duwan yahay kuwii hore.