Qeexid

"Hadal cid lagu geesinnimo gelid si ay ku tallaabsato fal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiirrigeli oo kali ah:
  • Waxaan rajaynayaa in qoraalkani noqdo mid guubaabiya kuwa la dhaliilay, dhiirrigeliyana kuwa la ammaanay, oo aan sida Somalida caadada u ah is-dhaliilka loo qaadan wax markasta silbi ama colaad ah.
  • Abalmarintan cusub waxa ujeedadeedu tahay sidii loo dhiirrigelin lahaa qaababka kala duwan ee wax soo saarka warfaafinta ee ku wejahan dhinacyada horumarinta iyo arrimaha bini'aadannimada ee dalka la soo gudboonaaday.