Qeexid

"eeg dhiirro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiirrasho oo kali ah:
  • Waa kolka aad yeelan waydo awood maskaxeed iyo dhiirrasho nafsadeed oo kuu suurtageliya waxa kugu cusub in aad wejiga saarto, nuxurkooda la baxdo, dabadeed ku danaysato ama ka danaysato.