Qeexid

"eeg dhiirran. ld dhiirranaansho (2)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiirranaan oo kali ah:
  • In runta fooshaxun ee nolosha halkeeda loogu tago, oo la soo taabto cadaabta gunteeda, barta dabku ka soo shidmo, waxay u baahan tahay bisayl maskaxeed iyo dhiirranaan aan xad lahayn.
  • Tusaale kale oo dhiirranaantiisa inoo muujin karaa waxa uu yahay tuduc gabay ah oo ku beegan 1980kii.