Qeexid

"Wax aan cabsanayn ahaansho (nafley)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiirran oo kali ah:
  • Cabdi Dirir Cabdi, ayaa ka hadlay muddada waddanka Somaliland soo jiidan karo maalgashiyo caalami ah, isla markaana shirkadaha ajaanibka ah ku soo dhiirran doonaan suuqa xorta ah ee dalka.
  • Time waxaa looga hadlaa dadka caanka ah iyo waxyaalaha la xiriira, sida, 100 ka qof ee adduunka loogu jecel yahay, loogu necebyahay, ugu geesisan, uga dhiirran, iwm.