Qeexid

Dhoobo aad u qoyan.

Qeexid Xigta

Xabaqbarsho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiiqo oo kali ah:
  • Hadii ay su’aashu tahay: meeshu waa dhiiqowdaye xageebaa wax laga bilaabaa?
  • Waxay ii ballan qaaday in ay ku niyad samaan doonto hadba wixii waayuhu ii dhiiqo.