Qeexid
Waxyaalaha miraha laga dhiimiyo.
Qeexid Xigta
Dhiin laga miiro caw baarta oo la cabbo; shalabow.
Waxyaalaha miraha laga dhiimiyo.
Dhiin laga miiro caw baarta oo la cabbo; shalabow.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) ld dhaniinto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-iimay, -iintay; -iimi) Miro, geedo, nabar iwm dheecaan ka soo bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dheecaan yar, layiig ah, oo ka yimaadda miraha, geedaha, nabarrada iwm
Qeexid Xigta: Midab aad u guduudan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Meel qoyaan yari ka dindimaayo. ld dhashiinto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Neef geela oo cayilan.
Qeexid Xigta: Finan waaweyn oo dadka ka soo baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Dhacaan yar, miro iwm ka tuuqsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhasha ariga mid ka mid ah oo dhicis ah ee aan weyn noqonin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Kur ka samaysanta ciidda bacaddada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dhiinsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Maqal ari aad u bar yar oo dhalatay iyadoon bila-dhammaysan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: ld liinbax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-nno, m.l) Meel buur dhinaceed ah oo biyo ka soo baxaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dhiinsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld liinbax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Haruubka dhiisha lagu daboolo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Dhiig sii deyn.
Qeexid Xigta: ld dhiigow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Weel tolay ah, sidde iyo aabur leh, aagaanta ka yar oo caanaha lagu shubto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xoolo la lisayo inta hal mar naaska ka soo baxda.
Qeexid Xigta: In yar oo dareere ah oo hal mar la dhiijiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Naas ibtiis caano ka imaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: (f.g) Wax la hayo qof kale gacanta u gelin.
Qeexid Xigta: (f.g) Lacag, mushaar, deyn iwm bixin.
Qeexid Kale: (f.mg) Is dh.: cid isu gacan gelin. 4. (f.mg) U dh.: cid wax u dirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]