Qeexid

"Dheecaan yar, layiig ah, oo ka yimaadda miraha, geedaha, nabarrada iwm"

Qeexid Xigta

Midab aad u guduudan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiin oo kali ah:
  • Maalintii saddexaad ayaa Rasuulkii soo maray, goor ay gabadhiina Nebiga ka quusatay.
  • Odayaashii markii ay magaaladii warkii gaadhsiiyeen ayey gabadhiina maqashay, dabadeed-na intay soo oroday, iyadoo faraxsan ayey gurigii daf iigu soo tidhi, waxayna hadal iigu horaysiisay I saamax.