Qeexid

"(f.g) Ib, dalool iwm dareere ka keenid."

Qeexid Xigta

(f.mg) Ka dh.: jir nafley dhiig ka keenid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiiji oo kali ah:
  • Naftana biya-dhiijin waa dharaarna is baadhi waa kashana boholyow ka waa badheedh lagu sii hubsado hiyiga barakaysan waa hankana ku barooran waa haddaan baqe fuushanayn inuu yahay buur ku diid dareennada boorta neceb.