Qeexid

Nafley nool oo dhiig laga shubto, kaydin ama dan kale darteed.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiigmiir oo kali ah:
  • E) Sanadihii dowlad la’aanta, ganacsato lagu tilmaami karo dhiigmiirato ayaa si fool-xun dalka u bililiqeystay, waxay ka faa’iidaysteen canshuur la’aan, waxayna la wareegeen kaabayaashii dhaqaalaha sida (deked, airport, khadkii isgaarsiinta iwm).