Qeexid

"Ka dh.: nafley dhiig ka keenid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiigee oo kali ah:
  • “Markii la cabiray xaddiga dhiigeedu waxa uu noqday 4 kg, taasina waxay noqotay argagax, waayo qofka hadii uu miisaanka dhiigiisu ka hoos maro 7 kg xaaladiisu waa halis.”
  • "Dhiiga dadka reer Falastiin waa dhiigeena,Waa in Yahuudu joojisaa dhibaatada ay ku hayaan Caruurta iyo Haweenka aan waxba galabsan"sidaasi waxaa yiri qaar kamid ah Dibadbaxayaashii Maanta isugusoobaxay Magaalada Buulo-berde ee Gobalka Huuraan.