Qeexid

"Dhiig badan oo oogada meel ka mid ah ka yimaada."

Qeexid Xigta

ld dhiigbixid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiigbax oo kali ah:
  • Sida filimka laga arkay, Brandes laguma khasbin inuu hilibkiisa wax ka cuno, laakiin isaga oo dhinac ka dhiigbaxayay ayuu haddana qaybo hilibkiisa ka mid ahaa wax ka quutay isagoo si aan jixinjix laheyn hilibkiisii u ruugaya.
  • "Dhaawacyadu waxay isugu jireen kuwo culus iyo kuwo fudud, xalay oo dhan way dhiigbaxayeen saakay ayayna la geeyay Isbitaal" ayay tiri gabar ay hooyadeed ku dhaawacantay duqeyntii xalay oo iyadoo ku sugan Isbitaalka Keysaney.