Qeexid

Fadhi luguhu u fidsanyihiin fariisasho (qof).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiidhiib oo kali ah:
  • ee ciyaarta weerar kale oo ay isku dhiidhiibeen Teddy Shering iyo Simon Davies oo ay kubada ku weerareen goolka Sunderland waxaa isu dhigay oo difaacay Phil Babb oo u ciyaarayay Sunderland.
  • Daqiiqadii 31aad ee ciyaarta weerar kale oo ay isku dhiidhiibeen Teddy Shering iyo Simon Davies oo ay kubada ku weerareen goolka Sunderland waxaa isu dhigay oo difaacay Phil Babb oo u ciyaarayay Sunderland.