Qeexid

"Caro qiiro leh oo cid fal xun loo geystay muujiso; xanaaq."

Qeexid Xigta

ld dhiidhiyid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiidhi oo kali ah:
  • Shacabka reer Puntland ha ka dhiidhiyaan arrinkaas hana ilaaliyo midnimada marnaba yaan la niyad jabin.
  • Moratti, inkasta oo uu caddeeyay inaanu in muddo ah la xidhiidhin ciyaartoyga reer Brazil, haddana wuxuu tilmaamay inaan arrintaas waxba ka jirin.