Qeexid

"Wax la hayo cid kale u gudubsasho."

Qeexid Xigta

Wax qof leeyahay cid kale ku ammaanaysasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiibo oo kali ah:
  • Haddii qofka wax bartay shaqo loo dhiibo waxaa la hubaa in shaqadaasi qabsoomayso.
  • Waxaan ugu baaqaynaa Shacabka reer Soomaali galbeed inay ka feejignaadaan hagardaamooyinka cadowgu uga gol leeyahay inuu dabka isugu dhiibo ummada Soomaaliyeed, gaar ahaana labada shacab ee walaalaha ah.