Qeexid

ld dhiibin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiibis oo kali ah:
  • Sanbaloolshe, ayaa ka hadlay arrimo kale oo dhowr ah oo ay ka mid tahay dhiibistii Cabdikariim Muuse Qalbidhagax oo dowladda Soomaaliya ay Itoobiya ku wareejisay.
  • Cismaan waxa kale oo uu sheegay inuu xidhiidh la sameeyay Wasiirka, una sheegay inuu ka noqdo is-dhiibista.