Qeexid

"eeg dhiibi. ld dhiibis1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiibin oo kali ah:
  • Kooxda Al-shabaab ayaa sidoo kale loogu baaqay inaysan isku dhiibin ciidamada AMISOM haddii ay dhacdo in laga awood badiyo, balse ay badalaan qaabkooda dagaal.
  • John Cena Waa Ninkii aan waligii is dhiibin, Waxaa uu leeyahay naaneysta "Never give Up" iyo "You can't See Me".