Qeexid

"Maro, harag iwm togid si jactadku uga ba'o."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiibi oo kali ah:
  • - In qofkii u dhashey besha Warsangeli ee ku jira Burcad badeda oo aan is dhiibin la tooganayo diyana aysan beelaha Warsangeli iska weydiin.
  • "Maxkamad ayaa xukuntay in dalka nalaga saaro, waxaa jira dad kale oo lagu talo-jiro in laga soo saaro Kenya, kuwaasoo aan weli dhiibin lacagtii laga dalbaday, askarta Kenay waxay noo geysan jireen jirdil xoogan" ayuu yiri Yaasiin.