Qeexid

"(f.g) Wax la hayo qof kale gacanta u gelin."

Qeexid Kale

(f.mg) Is dh.: cid isu gacan gelin. 4. (f.mg) U dh.: cid wax u dirid.

Qeexid Xigta

(f.g) Lacag, mushaar, deyn iwm bixin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiib oo kali ah:
  • Waxa uu sheegay in Madaxweynaha uu dhambaal qoraal ah uu u dhiibay Safiirka, oo ku socota Madaxweynaha Jamhuuriyada Islaamiga Iiraan.
  • Danjire C/raxmaan Diinaari oo iminka ku sugan dalka Swedan kaasoo la sheegay inuu u tegay arrimo caafimaad ayaa wabsite-yada qaar ay fafiyeen inuu si qaxootinimo ah isaga dhiibay dalka Swedan.