Qeexid

"(f.g) Wax la hayay meel saarasho."

Qeexid Kale

(f.g) Cashar qorasho. 4. (f.g) Dugsi wax ka barasho. 5. (f.g) Ballan, heshiis iwm cid la gelid. 6. (f.mg) Ka dh.: wax, wax kale u beddelasho. 7. (f.mg) Is dh.: qof khatar iwm oo ku soo fool leh oo loo baahnaa in uu ka gaashaanto ka seexasho.

Qeexid Xigta

(f.g) Wax kaydsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhigo oo kali ah:
  • Ilaahay sidooda kaama dhigo!
  • Hadiise sida ay rabaan arrinta laga dhigo, ma tahay arrin dan u ah ama masali karta Hawiyaha Xamar ku nool iyo kuwa gobolada kaleba, haddaan iskaba ilowno Soomaalida kalaba.