Qeexid

"Qoraalka farta."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhigmo oo kali ah:
  • Waxa uu u muuqdaa marka aynu raacno luuqadaha qalaad, (Drama ama Dramatic Art) inuu u dhigmo.
  • Si ay qaybaha kala duwan ee kombuyuutarka u wada xiriiraan, ayaa waxa ay isku fahmi karaan oo kaliya koronto waa joogtaa ama koronto ma’joogto. 1 wuxuu u dhigmaa korontaa joogto meesha 0 uu u dhigmo koronto ma’joogto.