Qeexid

"ld dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhigis oo kali ah:
  • Dhinaca kale saraakiisha magaalada dibada uga baxdey ayaa ku adkeysanaya in aysan dib u soo noqaneyn inta hub ka dhigis lagu sameynayo beelaha kacdoonka sameeyay.
  • Si kastaba ha ahaatee, waxaa qaraxa bamkani ka horreeyey waraaqo digniin ah oo lagu daadiyey meelo ka mid ah magaalada Muqdisho oo gaar ahaanna loogu digayey milkiileyaasha hoteellada in aanay soo dhoweynin wafdigaasi sahanka hub ka dhigista ah.