Qeexid Kale

ld dhigis, dhigniin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhigid oo kali ah:
  • Madaxweyne Riyaale ayaa ku eedeeyay xisbiyada mucaaradka inay iyagu ka dambeeyaan dib u dhigida doorashooyinka Somaliland, wuxuuna si kulul u weeraray xisbiga KULMIYE oo uu ku eedeeyay inuu yahay xisbi u xuubsiibtay rabshado.
  • "Gudiga doorashada waxaa u yaala qodob sheegaya in doorashadu hadii aysan xiligeeda ku qabsoomin la isugu yeero axsaabta tartamaya, dibna loo dhigo, dib u dhigiduna uu yahay mid ay go'aankeeda leeyihiin gudiga doorashada" ayuu mar kale yiri Yaasiin.