Qeexid

"Meel ciriiyoon; jiqjiq."

Qeexid Kale

(sh.r) Cod lagu muujiyo lulashada (wax yar).

Qeexid Xigta

Dh. ah: wadiiqo yar oo ciriiri ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhigdhig oo kali ah:
  • Waad ka bogataa, ku noqnoqotaa, erey walba isku taagtaa, weedh walba ka fiirsataa, war iyo wixii kaluu xanbaarsan yahay ka dooddaa, kala dhigdhigtaa, danta laga leeyhay qummaati u kala qeexdaa… bareeradaada ka geysataa oo mawqif cad iska taagtaa.
  • Waxa aan doonayaa in loo kala dhigdhigo beyd beyd, sadar sadar, iyo erey erey.