Qeexid

"eeg dhigee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhigayn oo kali ah:
  • Haddii laga waantoobiwaayo, waxaan debedda soo dhigaynaa ceebaha kuwa aad ammaanaysiin.
  • Iskuulka Sheekh baanu ka dhiganaynay markaa uu isagu macallinka ahaa, aniga gaar ahaan wax iima dhigaynin, laakiin Iskuulka aan dhiganayay ayuu macallin ka ahaa, waxaanu ka mid ahaa, macallimiintii aadka loo jeclaa.