f.g
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: (f.g) Wax la siday meel saarid.
Qeexid Xigta: (f.g) Wax keydin.
Qeexid Kale: (f.g) Qalin, teeb iwm wax ku qorid. 4. (f.g) Cid wax barid. 5. (f.mg) Ka dh.: wax meel saaran dejin. 6. (f.mg) Ka dh.: wax, wax uu la cararayo ka ridid. 7. (f.mg) Ka dh.: cid jago u magacaabid. 8. Ka dh.: wax in uu yahay wax aan lugu hubin u qaadasho. 9. Kala dh.: wax kala saarid. 10. Sabab uga dh.: wax dhaca cid u aanayn.
Qaabnaxweedyada: f.g
f
(Fal)
- Fal
(verb)
[Qeyb: naxwe]
g
(Gudbe)
- Gudbe
(transitive)
[Qeyb: naxwe]