Qeexid

"Qoyaan dufan leh oo oogada nafleyda ka soo baxa kolkay qorrax darteed ama xanuun la kululaato."

Qeexid Xigta

ld dhididid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhidid oo kali ah:
  • Ninkii I raacsaday markuu ogaadey ayuu debedda ii tuuray isagoon dhididkaygiina I siin, oo weliba iigu daray cay iyo hanjabaad.
  • Ma fududa sida ay cudur-sidayaaashu ku soo dhaafi karaan maqaarka sare ee jidhka, waayo dhididka iyo saliida uu sii daayo maqaarka jidhka dadku waxay ka kooban yihiin kiimikooyin dili kara cudur-sidayaasha.