Qeexid

"Qori dheer, xooggan, af fiiqan leh oo godadka aqal soomaaliga lagu qodo."

Qeexid Kale

ld dhidbid.

Qeexid Xigta

Qori yar oo godka dabinka gees laga geliyo oo lagu celiyo fitiligta.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhidib oo kali ah:
  • Waxa la asaasay qarnigii 19aad waxana ka mida raggii hogaanka buhriga dhidibada u aasay ninka ay u yaqanaan saalixii qaaliga ahaa ee laga ducaysto oo magaciisa la yidhaa DR.
  • Guurtidu waxay leeyihiin waxaannu ugu tagnay ergo nabadeed, si aannu u xiisadda u dejinno iyo si aannu cadhada siyaasadeed u Shaki la’aan, isbeddel weyn bay Guurtidu ku lahayd dhidibbo u taagidda iyo xasillinta nabadda Somaliland ka tisqaadday.