Qeexid
/mg2 ld dheddigee.
[-geeyay, -geysay]
f.g/mg2 ld dheddigee.
Fal / verb
Gudbe / transitive
m.l
Qeexid: ld dheddig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld dheddigeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -gaysay
Qeexid: Aqal miyi la dhisaayo dhigo u yeelid.
Qeexid Xigta: Rati la raraayo dhigo ka taagid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: /mg2 ld dheddigee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: (f.g) Dheddig ka dhigid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Dheddig keliya dhalid (nafley). ld dhaddigee, dhiddigee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dheddigood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dheddin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: Ka dh.: nafley dhiig ka keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dheddignimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Caanaqub; kashiito.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dheddigee. ld dhaddigeyn, dhiddigeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dheddigeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qori dheer, xooggan, af fiiqan leh oo godadka aqal soomaaliga lagu qodo.
Qeexid Xigta: Qori yar oo godka dabinka gees laga geliyo oo lagu celiyo fitiligta.
Qeexid Kale: ld dhidbid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Xoolo dhib ku daweyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Weer.
Qeexid Xigta: Jaad libaax badeedka ka mid ah. ld dhider.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dhidar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Buur bacaad ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (xis.) Xarriiqda uu shaxan ku wanqaaranyahay.
Qeexid Xigta: (xis.) Mid ka mid ah xarriiqyada tixraac ee maguuraanka ah ee lagu isticmaalo garaaf ama habdhis kulan.
Qeexid Kale: (xis.) Xarriiqda uu xood ama walaxi ku dul waniino.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-dbay, -dibtay; -dbi) Wax si adag dhulka ugu aasid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qoyaan dufan leh oo oogada nafleyda ka soo baxa kolkay qorrax darteed ama xanuun la kululaato.
Qeexid Xigta: ld dhididid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]