Qeexid

"ld dhicid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhicitaan oo kali ah:
  • Ka dhicitaankii Jaamacadda waxaa loogu beddelay wiilka madaraso u ballan qaadeyso adduunyo iyo aakhirio – Janno.
  • Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo sheegay in sheekh Adan Madoobe ku deg-degay dhicitaanka Xukuumada Somaaliya. 16 May 2010- Cismaan Cilmi Boqore ayaa dhanka kale sheegay in uu la yaabay hadalka ka soo yeeray Aadan Madoobe oo ah in xukuumaddu dhacday..