Qeexid

"eeg dhici. ld dhicis1 (2)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhicin oo kali ah:
  • Madaxweynaha ayaa sheegay in madaxda dalalka Sudan iyo Libya ay u sheegeen inay wadaan dadaalo ay kaga dhaadhicinayaan mucaaradka inay ku biiraan Xukuumada wadaaga ah.
  • Madaxweyne, dalka marna kamay dhicin doorasho guud, doorasho ka turjunta in dadku ku jecelyahay!