Qeexid

"(f.g) Wax la dhacay badbaadin."

Qeexid Kale

(f.mg) Ka dh.: cid wax ka daaficid.

Qeexid Xigta

(f.g) Ilmo dhicis ah dhalid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhici oo kali ah:
  • Dhaqamadoodu way kala duwanaan karaan ama waxaa dhici karta in qoysaskoodu ka soo guureen waddan kale.
  • Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa maanta gacanta u gashay Ururka Xisbul Islam iyadoo aanay wax dagaalo ah ka dhicin, sida ay Garowe Online u sheegeen goobjoogayaal ku sugan degmadaas.