Qeexid

"Hilib cadad yar yar laga dhigay oo muqmaddana ka waaweyn; suqaar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhibco oo kali ah:
  • Guushan Juventus ay gurigeeda ku gaadhay, wuxuu siiyay 51 dhibcood oo ay ka urursatay 23 ciyaarood, waxaanay 3 dhibcood ka horeysaa Inter Milan oo ay ciyaartan ka hor isku dhibco ahaayeen.
  • Kooxda spain waxay 3-0 kaga badisay sabtidii kooxda Irish-ka, waxaanay lix dhibcood ku hoggaaminaysaa iyo laba ciyaarood Group-ka lixaad ee isreeb-reebka koobka horyaalada Yurub.