Qeexid

"Wax dhibaato hayso ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhibaataysan oo kali ah:
  • Garowe Online ayaa dhammaan Muslimiinta Somaliyeed ugu baqaya in ay gacan ka gaystaan baahida dadkaas waalan ee ku dhibaataysan magaaladda Garowe kuwaas oo wax u qabadkooda isku xilqaameen dumarka Somaliyed.
  • Walaal Caawi Wiilkaan yar ee dhibaataysan (Daawo Sawirada.) 27 Aug 2009- Walaalka Muslimka ahow caawi C/raxmaan Axmed Maxamed oo ah wiilkaan yar oo seddax sano jir ah..