Qeexid

"eeg dhibaatee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhibaatayn oo kali ah:
  • SO uu dhibaato ku noqonayo ganacsatada dabadeedna dadka danyarta ah uu dhibaataynayo, sidaasdarteedna ay haboonaan lahayd in Dawladdu si kale u dabirto.
  • Haddaba, dadkaas waxa lagu dhibaataynayaa cimri-dherer dadka kuraasta haysta ku doonayaan oo ay leeyihiin waa ka raali, waxa dhacaya dadka uma dulqaadan karaan dhibaatada ay ku hayaan maamulka Berbera danyartaas.