Qeexid

"Hanti ay siiso cidi gabadhooda oo wax u soo doonatay."

Qeexid Xigta

Caado, xayl. ld dhiibaaji.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhibaad oo kali ah:
  • Guddoomiye ku xigeennada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dalbaday xukuumada Itoobiya in lasii daayo labadan mudane iyagoo sheegay in xildhibaadan ay wateen warqado aqoonsi ah oo muujinaya inay xildhibaano yihiin.
  • Afhayeenka Baarlamaanka Somalia ayaa buuqaas kadib, wuxuu soo jeediyay in codka laga dhigo mid gacantaag ah, maadama uu batay is-abqabsiga u dhexeeya xildhibaada Baarlamaanka.