Qeexid

"Arrin ama hawl adag; hawl aan qabashadeedu fududayn; wax lagu daalo; shiddo."

Qeexid Xigta

(fk) Si rafaad ah; si qaxar ah. ld dhibaato.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhib oo kali ah:
  • Ilaa hadda lama xaqiijin sababtay af-dubkaas ka dambeyey, balse Maamuulka Somaliland ayaa ku guulaysatay badbaadinta xubinta shaqaalaha maalintii xigtay, isagoo aan wax dhibaato ah loo gaysan.
  • Dhillisha iyo Baylahdan oo aan ahayn mid maanta cusub laakiin ah mid guun ah oo muddaba soo taxnayd dhawr maamulna soo kala dumaaleen, waxay si toos ah ay u khusaysaa dhibaatooyinkaana mas’uul ka ah Wasaaradda caafimaadka ee xilka la saaray.