Qeexid
ld dhayal1.
ld dhayal1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -elay, -eshay
Qeexid: ld dhayal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld dhayalso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dhayalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dhayalsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Ciyaarid.
Qeexid Xigta: Wax qabow habeenkii ku dhacay dartii la qoyid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qabowga habeenkii soo dhaca oo wata sayax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: dheel2.
m.l
Qeexid: (-yayaal, m.l/dh) (xis.) Urur kasta oo daato ah marka loo ratibo horsamaan baaxadeed ama fanata tirada ama walaxda ku aaddan bartamaha ururka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: dheh: si fiican u qabo; dhabdheh.
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Subag iwm xarkagid.
Qeexid Xigta: Cid iwm nabmid.
Qeexid Kale: Ku dh.: wax gacanta xoog ugu qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Qeexid: /lg1 (yiri, tiri/dhahay, dhahday; dhihi) Wax ku tiraabid; sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Laba wax ama laba meelood kala barkood; bartan.
Qeexid Xigta: Inta u dhexeysa qaarka hore iyo qaarka dambe (nafley); sabar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xubinta maqalka nafleyda.
Qeexid Xigta: Hilqadaha haweenku isku qurxiyaan ee dhegaha dacalkooda surtaan middood.
Qeexid Kale: Weel, qalab iwm meesha la qabto si loo qaado ama loo jiido. 4. Magac wanaagsan; caannimo; sharaf. 5. Shebeg lakabyo isa saaran ah, xanjo ka samaysan oo ay shinnidu malabka ku keydsato, ilmahana gashato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: dheh: hadal tilmaama wax dhaca ama wax basa. 2. D. ka sii: wax burburin; wax seexin.
m.l
Qeexid: Shabaq siriqyo badan leh oo sagaarada lagu dabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Siil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax meel ku nabid.
Qeexid Xigta: Ku dh.: wax dab ku taabasho.
Qeexid Kale: Ku dh.: cid wax cunaysa ku ileyn (qof). 4. Isku dh.: cid kale isku dawdarid (qof). 5. ld dhaji.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Weel dhobo ah oo wax lagu karsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Qeexid: (f.mg) Wax aan jooggiisu gaabnayn ahaansho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Wax meel fog ku sugan ahaansho.
Qeexid Kale: (f.mg) Waqti muddo la sugayo ama la soo dhaafay ahaansho. 4. (f.g) Is dh.: isla mid ahaansho, kisi ahaansho (nambar).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dhexe s. Bartamaha ku jira; dhexeeya; dhexaad.