Qeexid

(-lo, m.l) Tix yar, soo noqnoqota oo maansada qaybo u kala qaybisa. ld dhextaallo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhextaal oo kali ah:
  • Waxa kale oo lagu soo bandhigay bandhig-faneed iyo suugaan xuska maalintan iyo taariikhda SNM ka hadlaya oo dhextaal looga dhigay munaasibadaas.
  • Waxa dhextaalo u aha filim muujinaaya marxaladihii uu soo maray halganka guusha iyo gobanimada loo soo maray.