Qeexid

"Ka dh.: wax, wax kale oo uu ku dhex jirey ka bixin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhexsaar oo kali ah:
  • Maxamed Cabdi Yuusuf oo wadahadlaya Xildhibaanada DFKMG ah ayaa kala hadlay madaxda Puntland doorka ugu macquulsan oo ay ka cayaari karaan wada hadalka socda oo ahmiyadiisu tahay in la go’doomiyo argagaxisada si looga dhexsaaro bulshada.
  • Arinta kale ee muhiimka u ah golahan waa sidii uu kutiri kuteenta iyo humaaga uga dhexsaari lahaa, isuguna soo dhaweyn lahaa labada bulsho ee wada nool.