Qeexid

Ku dh.: cid la dhaqmid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhexnool oo kali ah:
  • Wuxuu muddo ku dhexnoola cidda, waxaana loo aaminay sida wiilasha cidda oo kale.
  • Arinkaasna waxaa kula xisaabtamaya Ilaaheey SW aduunyaddana waxaa kula xisaabtamaya dowlada ay ku dhexnoolyihiin markaas.