Qeexid
ld dhexmari.
[-iiyay, -iisay]
dhexmarsiiiyay
dhexmarsiiisay
f.lg2ld dhexmari.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: ld dhexmarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax badan oo meel wada jooga ama meel ku wada yaal (dad, xoolo, dhir, bad iwm) ama gudo leh (aqal iwm) ama dalool (dhuun iwm) dhexdood marid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhexmarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.lg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Degaan, xoolo iwm wax dhexqaadsiin. ld dhexmarsii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhexmari. ld dhexmarsiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dhexmar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: dhexmaraaya gudbiye-milme. Raadkani waxa uu abuuraa aayano u kala socda dhinaca qotinada.
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid arrin si khasab ah ku oggoleysiin.
Qeexid Xigta: Wax kale dul marin (wax).
Qeexid Kale: Wax meel ku dul socodsiin. 4. Arrin cid kale ogaysiin (gob). 5. Arrin, warqad iwm meel geyn si ay meeshaasi u sii gudbiso (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Laba wax ama laba meelood kala barkood; bartan.
Qeexid Xigta: Inta u dhexeysa qaarka hore iyo qaarka dambe (nafley); sabar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Qof ku cayaarid ama dhagrid.
Qeexid Xigta: ld dheeli.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld dhadhansii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: Ka dh.: qof, wax dheeraad ah oo uu dadka kale kaga yahay muujin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dhexe s. Bartamaha ku jira; dhexeeya; dhexaad.
m.l
Qeexid: (xis.) Shaxan joometeri ah oo ku dhex meeran shaxan kale ee joometeriyeed (eeg dul meeran).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -xeeyay, -xaysay
Qeexid: (f.g) Weel waxa ku jira badh ka dhigid.
Qeexid Xigta: (f.mg) U dh.: wax aan cidi gaar u lahayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dhexaad s. Dhexda ku abbaaran; dhexe.
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Bartamaha tuulada ku noolaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhexdegid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (fiis.) Dh. milannada: habka walxaha kala duwani ay isugu qasmaan, ayna ugu wacantahay socodka saxarrada (sida atamyada, ayoonnada) ay ka koobanyihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhexdhexaadinta laba dhinac oo wax isku haysta. ld dhexgelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]