Qeexid

"eeg dhexmari. ld dhexmarsiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhexmarin oo kali ah:
  • Waxa kale oo aan aad uga warqabay aniga oo ka mid ah beelaha Soomaalida ee reer Hawka ah in labadaas beelood ay ka mid ahaayeen beelaha tirada yar ee deris wadaagta ah ee aan diriri dhexmarin haba yaraatee mudadii ka horraysay burburka Soomalida.
  • Had iyo jeer tababarka waanu wada qaadan jirnay, weligayana wax dhibaato ihi nama dhexmarin aniga iyo Crespo."