Qeexid

"Degaan, xoolo iwm wax dhexqaadsiin. ld dhexmarsii."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhexmari oo kali ah:
  • Kulankas ayaa waxaa la rumeysan yahay in uu dhexmari doono jaanib ka tirsan Isbaheysiga Asmara iyo DFKMG ah.
  • Waxa kaloo uu ka hadlay aragtidiisa la xidhiidha fikradda ah isgaashaan-buuraysi la hadal-hayo inuu dhexmari doono xisbiga UCID iyo UDHIS, isagoo ku dooday in aannu waqtigan jirin xisbi UDUB la yidhaa oo dalka ka dhisan.