Qeexid

"Dhexdhexaadinta laba dhinac oo wax isku haysta. ld dhexgelid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhexgal oo kali ah:
  • Saleebaan waxa dadweynaha reer Boorama ugu baaqay inaanay qarin ama aanay ka aamusin gardarro iyo dulmi lagu kaco, muranka soo dhexgalana lagu dhammeeyo si run ah lana caddeeyo cidda gardarro wadda iyo cidda nabadgelyo-darro wadda.
  • Xog-hayaha guud ee gaashaan-buurta NATO, Xavier Solana oo arrintan ka hadlayay ayaa khilaafka soo dhexgalay gaashaan-buurta NATO ku tilmaamay mid halis ah.