Qeexid

"(f.g) Weel waxa ku jira badh ka dhigid."

Qeexid Xigta

(f.mg) U dh.: wax aan cidi gaar u lahayn ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhexee oo kali ah:
  • Dagaalada u dhexeeya mucaaradka ka horjeeda xukuumada iyo ciidamada dowlada ayaa sababay dhimashada dad ka badan 130-qof, iyadoo ay dhaawacmeen 400-qof, kuwaasoo ay ku jiraan caruur iyo haween.
  • Hadalada ka soo yeeray maamulka Puntland ayaa waxa ay cadeyn u yihiin khilaafka sii kordhaya ee u dhexeeya Madaxweynaha DFKMG ah iyo Ra'isal wasaare Geedi.