Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) Qof, dad wax isku haysta u garnaqay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhexdhexaadiye oo kali ah:
  • Sarkaalkan wuxuu sheegay in xaaladu ay mar ku sigatay in dagaal uu qarxo, balse ay dhexdhexaadiyeen iyaga iyo kooxdan ganacsatada Bakaaraha, isagoo sheegay inaanay garanayn waxa xigi doona amarkan.
  • Ma cadda waqtiga, goobka iyo qaabka awood qaybsiga. undefined undefined · In Dowladaha Ethiopia, Ingiriska iyo Waqooyiga Irland ay dhexdhexaadiyeen khilaafkii soo kala dhexgalay Dowladda iyo Mucaaradka Somaliland.